Jaamacadda STAFFORD Dalka Uganda iyo Jaamcada JobKey ee Muqdisho ayaa yeeshey Wadashaqeyn Partnership “Sawiro”

Hormarka ay sameyneyso Jaamacadda JOBKEY ee Muqdisho ma ahan mid ku eg Soomaaliya sidoo kale dhanka xariirka dibada Iyo wadashqeynta waxbarashada Sare. Jaamacadda STAFFORD oo ka mid ah jaamacaddaha kuyaala dalka Uganda ayey la sameynay partnership taarikhi oo ka dhacaya halka hotel ka Diplomatic ee magalada Mogadishu.

Madaxda Jaamacada STAFFORD ayaa sheegey inay xiriirka labada jaamacadood noqon doono mid Joogta ah  wadashaqeyn buuxdana yeelan doonaan  waxayna aad soo dhaweeyey sida  wanaagsan ee loo soo dhaweeyey ayakoo umahad ceshey maamulka iyo ardayada Jaamacada JOBKEY.

Maamulka Jaamacada JOBKEY oo kamid ahaa Amaareer Isaaq Deeanka Kuliyada Law & Social Science iyo madaxda kale ayaa ayakuna sheegey inay ahayd heshiis taariiqi ah oo wax badan utaraya shacabka soomaliyeed iyo araday Jaamcada JOBKEY.

jobkey-3    jobkey-8

 

jobkey-7jobkey-5jobkey-4jobkey-6

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.