Jubbaland oo bandhigtey Sargaal ka tirsan Shabaab ay ku dishay Galbeedka Kismaayo “Sawiro”

Dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galbeedka Magaalada Kismaayo ay ku dileen Sargaal ka tirsan Al-shabaab oo si weyn looga yaqaanno Gobolka Jubbada Hoose, Sargaalka laga dilay Shabaabka ah ayaa lagu ku soo bandhigeen Meydkiisa Magaalada Kismaayo.
shabab

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.