AMISOM oo Dishay Afar Carruur ah iyo Waalidkood

amisom

Waxaa soo badanaya dilalka ay gaystaan ciidamada jooga Somalia, Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in Degaanka Ceel-wareegow ee Shabellaha Hoose ay ku dileen Afar Carruur ah iyo Hooyadii dhashay.
Qoyska ay dhibku ku dhacday ayaa sheegay in Guri Aqal Soomaali ah oo ay Qoysku ku jireen uu jiiray Gaari Ciidanka AMISOM ay leeyihiin islamarkaana halkaas ay ku dhinteen Carruurtii iyo Hooyadii dhashay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.