Daawo:Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Safiirka Uk ee soomaliya oo Gaarey Baydhabo

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, Wafdigaan ayaa sidoo kale uu ka mid yahay Safiirka dowladda Ingiriiska u Fadhiya Soomaaliya.
Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed.

Ujeedada ay u gaareen Baydhabo ayaa waxa la sheegaya in ay tahay taageerida ciidanka Xoogga ee ku sugan degaanada maamulka Koonfur Galbeed waxay xariga kajareen dhismo lagu balaarinayo qaybta Lixdamaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.