Labo wiil oo dhalinyaro ah oo dagan gobolka minnesota USA ayaa 10,000 dolar u aruurshar Abaaraha Somaliya

Labo wiil oo dhalinyaro ahLiibaan iyo Khaalid oo dagan gobolka Minnesota ayaa lacag abaaraha ay u ururiyeen oo dhan 10,000 ku wareejiyey gudiga abaaraha, Labadaan wiil ayaa sheegey inaysan ahayn markii ugu horeysey ay lacag aruuriyaan.
Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.