Amaanreer isak mohamed oo ah Hormuudka kuliyadda Low and Social Science ayaa jaamacadda Jobkey kulan Soo Dhaweyn ah u Sameeyay Viedo+sawiro

Xaflad soo dhaweeyn iyo dhiira galin Dean ama maamulka cusub Hormuudka kuliyadda Low and Social Science oo ahaa madixii hore ee shaqada iyo shaqaalaha jaamacada jobkey Xafladaan oo si heersare aha loo soo agaasimey waxaa oo qaban qaabiyey Ardayda jaamacadda Jobkey oo Soo Dhaweyn u Sameeyay Hormuudka kuliyadda Low and Social Science Dean Amaanreer isak mohamed .

Xafladaan Waxaana kasoo qeeyb galay inka badan 30 proffesors ee wax ka dhiga jaamacadaha kuyaal mogadisho iyo Masuuliyiinta shirkadaha iyo haay adaha dowliga qaarkood, waxaa xafladaas ka hadlay maamulka Jamacada iyo bahwaynta waxbarshada Muqdisho ugu dambeyntiina waxaa goobta kahadlay Dean Amaanreer isak isagoo umahad cleiyey aradayada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.