Caabudwaaq=Waxaa ka dhacaday Banaan Bax Lagu Waynaynayay Xuska Dhalashada Nabigeena Scw

xaj

Waxaa ka dhacaday degmada Caabudwaaq Banaan Bax Lagu Waynaynayay Xuska Dhalashada Nabigeena Scw waxaana kaqayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada waxaan soo qaban qaabiyey culimada degmada caabudwaaq.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.