Raysal Wasaaraha Somaliya iyo wafti balaaran Oo Garoowe Soo Gaaray

Wafdi Wasiirro iyo xildhibano isugu jira oo uu hoggaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa gaarey Garoowe, Waftiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta, , Wasiirka Dastuurka,Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xildhibaano Wasiiru dowladaha Gaashaandhiga, Wasiiro ku xigeeno, iyo Lataliyayaasha qaar ka mid ah wasaaradaha dowladda.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.