Xubnaha Aqalka Hoose ee gobollada Waqooyi oo Kadhacday Muqdisho

mareeye

Xildhibaanada maanta la doortay oo saddex kamid ah ay haween yihiin ayaa intooda badan ahaa siyaasiyiin hore ugasoo tirsanaa Baaralamanka Federaalka Somaaliya, xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ee matalaya Gobolada Waqooyi oo maanta markale ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa la doortay 7- Xildhibaan oo kala ah Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir Maareeye , Aaamino Cumar Jaamac, Cilmi Maxamuud Nuur ,Feysal Cumar Guuleed , Maryan Maxamuud Ciise Saalax Axmed jaamac iyo Nuuriyo Aadan Ciise.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.