Madaxweynaha Puntland oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, isagoo sheegey war ay Bulshada Puntland ku Farxeen

gaas

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Garoowe dib ugu soo laabtay ka dib markii Safar qaatay labo toddobaad uu ku soo maray Wadamada Shiinaha, Ethiopia iyo dalka Kenya , halkaasi oo uu kulamo kula soo yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiinta wadamaddaas.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.