Qarax Kadhacay siinka dheeer ee Duleedka Casumada soomaliya ee Muqdisho

qarax

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay oo mid kamida yahay kii qaraxa waday 1 kalana waa ay ku dhaawacmay kadib Qarax xoogan oo maanta ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho, Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari nuuca Homey-da loo yaqaanno ayaa waxa uu ka dhacay Bar Kontarool oo ku taalla duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaa deegaanka Siinka dheer.
Saraakiisha ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa sheegay in taargada ay soo bandhigeen ay tahay tii ay ku xirneyd gaariga ku qarxay Siinka dheer ee ay baaritaanka ku sameynayeen ciidamada Nabad sugidda.
qar
qaraxaa

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.