Daawo: Nolol Gudcur kujirta iyo Muuqaalo aan fiicnayn oo ay kusugan yihiin ardaydii waxabarshada kabixinaysaysey hay’adii Nile Turkiga

turkey

Hay’adii Nile ee lagu eedeeyey afgambiga turkiga ayaa intii ay kashaqeynaysey Soomaliya waxay siiyeen Arday Soomaliyeed deeqo waxbarasho oo isugu jirta dugsi sarre iyo Jaamacado wadanka turkiga ah hadaba markii laxiray Hay’ada Nile baa ardayadii waxay waayeen deeqdii ay kabixinaysey Nile waxaana soo wajahay dhib xaga waxbarashada iyo hoyga.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.