Qaar Kamid ah Dhaawacii Galmudug Dagaalkii Ka Dhacay Magalada Galkacyo Kunajira Isbitaalada Magalada ayaa Lacag loo qaybiyey

Dhaawacii Galmudug ee dagaalkii ka dhacay Gaalkacayo oo kudhibaateysan isbitaalada Gaalkcayo ayaa waxaa loo qaybiyey lacag oo aad ugu baahnaayeen kana timid jaaliyada Dibada walow aysan waxba kahelin Maamulka Galmudg oo ku mashquulsan Boobka iyo dhac Doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.