Daawo:Wasiirka ciyaaraha Juubaland Maxamuud Awlibaax oo booqday Doolow

Wasiirka Ciyaaraha Jubbaland Maxamuud awlibaax ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Degmada Doolow ee gobolka Gedo, socdaalka Wasiirka ayaa laxariirey n shirka dhalin yarada oo lagu qabanayo doolow iyo sidii uu ugu kuur gali lahaa hawlaha wasaarada ciyaaraha kawado Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.