Deg Deg ah:-Qarax Khasaare dhaliyay oo Goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo Joogay ka soo horjeedka Bacadlaha Xamar-weyne Magaalada Muqdisho ayaa Goor dhaw waxaa lala beegsaday Qarax Miino
Inta la og yahay Labo Askari ayaa dhintay,waxaana ku dhaawacmay illaa Todobo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.