Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Galmudug oo qirtey inuu asaga iyo Guuleed kadambeeyaan qaska kasocda Cadaado

Barmaamijka dareenka shacabka ee hctv ayaa waxaa diirada lagu saareyey qalalaasaha iyo cabashada ka kajira doorashada aqalka hoose, meelaha ugu dhibka badan oo dil,xarig iyo musuqmaasuuqa kajira waxaa kow ka galay maamulka Galmudug duraan shirwac daadiyaha Barmaamijka dareenka shacabka ayuu waxuu qadka taleefanka ku wareystey Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed xaashi Carabey oo sheegay inay ka masuul yihiin hawlaha doorashada qabiiladana wax isku darayaan.
Hoos kadaawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.