Xubno Damjadiid ah oo ku guuleystay Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Hirshabelle

Magaalada Jowhar oo maanta ay ka bilowdeen Doorashooyinka Aqalka Hoose ayaa waxaa soo baxaya Xubno kala duwan oo ku guuleystay Doorashooyinkaas si ay xubno uga noqdan Aqalka Hoose.

Xubnihii ugu horeeyey aqalka hoose maamulka Hirshabeele

Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye

Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono.

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir

Xildhibaan C/laahi Maxamed Cali (sanbaloolshe) iyo

Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.