Doorashadii aqalka hoose ayaa maanta kadhacday Kismaayo iyo Xubnihhi hore oo dib loo doortey

kismayo

Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya inay dhacday Doorashadii loogu baratamayo xubinnimada aqalka hoose ee Qaybta Jubbaland, doorashadii waxaa kusoo baxay xunahaan hoos ku qoran

Abdullahi Yusuf Hassan “Alankey”
Osman Libah Ibrahim
Abdiaziz Abdullahi Yusuf
Maryam Aweys Jama
Luul Abdi Aden
Hamso Sheikh Husow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.