Guddoomiye Jawaari oo Markale dib loogu doortey Barlamaanka Soomaliya

Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baralamanka Soomaaliya u matalaya Dowlad goboleedka Koofur-galbeed ayaa wali ka socota magaalooyinka Baydhaba iyadoo dhowr xildhibaanna ay soo baxeen, Dhinaca koofur Galbeed Xildhibaanadii ugu horreeyay ee soo baxay waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Baaralamanka Md. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Xildhibaan Ibraahim Isxaaq Yarow iyo xildhibaan Fowsiyo Maxamed Sheekh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.