Daawo:Waxgaradka Caabudwaaq oo Cambaareeyey Maamulka Galmudug kuna Eedeeyey amaandarada inay kamasuul yihiin

Waxgaradka Kasoo Jeeda degmada Caabudwaaq ayaa cambaareyn iyo eddeyn usoo jeediyey maamulka Galmudug iyakoo ku eedeeyey inay ka masuul yihiin qalalaasaha iyo dhibka kajira deegaanka,waxayna si gaara eedeynta dusha uga tuureen Madaynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa iyakoo sheegayna kurigii barlamaanka inay duudsiinayaan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.