Roob lagu dayrsadey oo ka da’ay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud

Waxaa ka curtay roobkii xiliga dayrta Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kasoo dadka ku raysteen shacabka Caabudwaaq iyo deeganada udhow ayaa aad ugu baahnaa roobka xiligaan madaama ay soo food saartey abaar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.