Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Cadaado arimo laxariira doorashadiisa

Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha dalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Cadaado, R/wasaare Cumar C/rashiid oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay maamulka Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.