Ugaaska iyo waxgaradka Caabudwaaq oo diiday inay Cadaado aadan “Daawo”

ugaas

Shir in muda ah uga socday degmada Caabudwaaq odyaasha,waxgaradka ayaa waxaa laysku raacay in aan Cadaado la aadin oo Caabudwaaq lagu doorto Baarlamaanka dawlada federalka ah maadama barlamaanka ladooranayo uu matalo Deegaanada waqooyiga galgaduud, maamulka Cadaado reer Caabudwaaq kamid ma ahan sababtoo ah waxgarad kooda ka mid ma ahayn kuwii doortay maamulka cadado.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.