Qarxax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Nawaxiga Saldhiga Degmada waaberi “Sawirada”

Qarax sababay Burburka Gaari uu lahaa Ganacsade Soomaaliyeed ayaa ka dhacay meel ku dhaw Saldhiga Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir sida uu Warbaahinta Gedotimes u Xaqiijiyay Taliyaha Qeybta Guud ee booliska gobolka Banaadir .

Taliyaha ayaa sheegay in qaraxa lala damacsanaa ganacsade lagu magacaabo Xuseen Jaamici oo gaarigiisa lagu soo xiray, balse qaruxu uu dhacay markii gaariga uu ka dagay ganacsadahaasi.

Waxaa jira dhaawac fudud oo ganacsadaha soo gaaray, sidoo kalena wiil caseeye ama baalashle ah ayaa isna dhaawac uu kasoo gaaray qaraxaasi.

qar

qarax

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.