Dowladda Soomaaliya oo si KMG ah u jojisay Qaadka Dalka iman jiray

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda faderaalka Soomaaliya Cali Axmed Jamac Jangeli ayaa Saxaafada u sheegay in Si ku meel gaar ah loo joojiyay Diyaaradaha Qaadka ka keeni jiray Kenya, laga bilaabo maalinta Birito ah 6 bisha September.

Faahfaahin goor dhaw kafilo Gedotimes filo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.