Deegaanka Luuq Jeeloow oo laga saaray Shabaab iyo Hogaamiye looga dilay

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dawlada somaliya iyo Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Luuq jeeloow, waxeyna dadCiidamada ku guuleeysteen in ay Shabaab ka saaraan halkaasi, mid kamida madaxdoona ku dileen oo caan ah magaciisa lagu sheegay Maxamed Cali “Dhegaweyne”.

Saraakiisha ciidanka XDS ayaa sheegay in dagaalkaasi oo soo billowday habeen hore uu socday shalay ilaa xalay, isagoo tilmaamay in Ciidamada ay ku guuleeysteen iney Shabaab ka saaraan deegaanka Luuq Jeeloow oo 20-km dhanka galbeed kaga toosan magaalada Beledweyne.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.