Degdeg: Ganacsade kasoo jeeda Gedo oo lagu dilay Kismaayo

deg

Waxaa goor dhow lagu dilay Kismaayo Ganacsade Macalin wali xasan guushe oo kasoo jeeda gobolka Gedo, niman afduuban oo ku hubaysan bistoolado ayakoo ku weeraray goobtiisa ganacsiga halkaasoo oo ku geeriyooday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.