Gabadha Soomaaliya u mataleysa ciyaaraha Brazil oo maanta tartameysa

Maryan Nuux Muuse ayaa orodkeeda ugu horeeya maanta la daawan doono iyadoo ay isla tartamayaan ciyaar yahano caalami ah, Maryan Nuux Ma noqon doonto markii ugu horeysay ee Maryan matasho Calanka Soomaliya, iyadoo tartamo caalami ah uga qeyb gashay wadamada Kenya, Republic of Congo, Botswana, Tanzania, Ethiopia ,Shiinaha iyo dalal kale.
Maryan ayaa ka qeyb gali doonta tartanka 400 mitir orodkaan waxaa lafilayaa inuu bilowdo 6:00 ama 18:00 markay utahay Soomaliya ,waxaana ay aaminsan tahay in ay leedahay tayo ay ku guuleysan karto.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.