Kismaayo:UGaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi Ayaa baaq Udirey Jaaliyada Jubbaland

Ugaas Maxmed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi ayaa booqasho ku tagay iskuul wax lagu baro caruur Agoon ah kuna yaalo magalada Kismaayo ku waas oo ay si lacag la’aan ah wax u baraan dhalinyaro kasoo jeedo beesha sade oo iskood isu xil qaamay in ay wax baraan caruurta agoonta ah.
Ugaaska ayaa lakulmay ardayda ugu danbeyn baaq ku aadan in la daryeelo caruurtan agoonta ah u diray jaaliyadaha beesha sade iyo guud ahaanba somalida kale sidoo kale ugaaska ayaa baq u diray dowlada jubaland sidii ay u garab istaagi lahayd ilmahan u baahan in la garab qabto waxana ugaaku u mahadceliyey dhamaan dhalinyaradii isu xilqaantay u istaagida wax barashada caruurtaan agoonta ah isagoona kula dardarmay in ay sii wadaan daryeelak agoonta.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.