OGEYSIIS : kasoo qeybgal Munaasabad Meher oo ka dhici doonta London UK.

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Waxaa sharaf weyn inoo ah inaad nagala soo qeyb gashaan Munaasabadda Meherka ee Mudane Yuusuf Axmed Cali Shire iyo Marwo Maxubo Ugaas Cumar Ugaas Xirsi munaasabadaas oo ka dhici doonta London UK taariikhdu markeey tahay maalinta Axada 31/7/2016ka saacada 13:00 Duhurnimo

Hadaba waxaa si sharaf leh looga codsanayaa inaad nagala soo qeybgashaan Munaasabadaasi oo ka dhici doonta London UK
13: 00 duhur nimo
Address
Diamond hotel 142 Broadway west ealing
W13 0TL. TELNUMBER 07392307577 OR 07757426102
MAHADSANID
Kasoo qeyb-galkaagu waa Muhiim.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.