Dhageyso: Warbixin Xiiso leh oo Ku saabsan Qaabkii ay Puntland koobka Ku qaaday Maanta.

ciyaar

Waxaa galabta lasoo gabagabeeyey tartankii maamul goboleedyada uga socday Magaalada Muqdisho. Tantankani oo ahaa mid ciyaareed ayaa waxaa Finalka ama gabagabada isku soo haray labada kooxood ee jubbaland iyo puntland iyadoo kooxdii mataleysay Puntland ay koobka qaadeen.

Xiligii loogu talagalay ciyaarta ayaa min hal gool ay kooxuhu kukala nasteen taasi oo keentay in waqti dheeri ah lagu daro xiliga ciyaarta si loo kala haro balse waqtigii dheeriga ahaa waxba masoo kordhin oo min halkii ayey Ku dhamaatay.

Gool kulaad ama Rigoorayaal ayaa LA istagay iyadoo 5-3 loogu itaal sheegtay kooxdii jubbaland sidaasne kooxdii Puntland ay koobka Ku qaaday.

Wariyaha Gedo Times Shaafici Abdi ayaa warbixin ka diyaariyay bilowgii ilaa dhamaadkii Ciyaarta.

HOOS KA DHAGEYSO WARBIXINTA.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.