Cabdi Xoosh ashkir oo ka Hadlay dadka hatntidiisa Haysta iyo Kuwa Kaalmaynaya

Sidaad ogtihiin waxaa boob lagu hayaa hantida shacabka iyo tan qaran iyadoo madaxda dawlada Soomaliya ay yihinn kuwo horsed ka ah dhaca iyo boobka lagu hayo hantid aQaranka iyo tan shacabka , Hadaba Cabdi xoosh Ashkir ayaa ka hadlay Inuu xasan shiiq Horseed arintaas ka yahay hantidiisiina rag xasan xariir laleh ay haystaan.
Hoos kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.