Daawo Sawirada : Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Maanta la caleemo saaray

Ugaas Xasan Ugaas Khalif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu caleema saaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Caleemasarka Ugaaska ayaa waxaay ka soo qaybgalay Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka Federaalka ee Somaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad,Wasiiro, Xildhibinno, siyaasiyiin, duubab dhaqan iyo marti sharaf kale.

Xafladaasi ayaa si wayn uga dhacday Garoonka Diyaaradaha ee loogu magacdaray ambassador Cabdi Faarax Laqanyo, waxaana halkaasi laga dhisay aqal somali, waxaana laga soo jeediyay khudbado kala duwan.

ugaas

ugaas5

ugaasx

ugaasxa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.