Madaxwayne Xasan Shiiq Wasiirka arimaha dibadda ee Mauritania

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Mauritania, Isselkou Ould Ahmed Izid Bih, oo dalka booqasho ku jooga.

Wasiirka ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyay martiqaad uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mohamed Ould Abdel Aziz, kuna saabsan ka qeybgalka Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta oo dhammaadka bisha dambe ka dhici doona magaalada Nouakchott.

maruush

morish

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.