Daawo: Deeq Raashin ah oo katimid Dalka Cumaan ayaa Lakeenay Degmada Dhabad

Deeq raashin oo katimid dalka cumaan ayaa waxaa lakeenay Degmada Dhabad raashinkaan ayaa axaa loo qaybiyey dadka dan yarta ah oo waxba haysan, qaybintii raashinkaan ayaa waxaay si wanaagsan udhacdey dadkii loogu talagay loogu qaybiyey, Shacabka dhabad ayaa uga mahad celiyey dawlada Cumaan iyo dadkii soo garsiiyeyba. Raashinkaan aya aad loogu baahi qabay gaar ahan ddka tabarta daran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.