Munaasabad lagu Xusayay 26-Juun oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Iyadoo Maydku Daadsan yahay

Munaasabad lagu xusayay 26-ka Juun islamarkaana ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sareysa Dalka Soomaaliya, taasi oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Madaxda Soomaliyeed oo goobjoog gabannimadii Soomaaliya ayaa ka taariikheeyay marxaladii uu soo maray calanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte ayaa ku tilmaamay dabaaldaga 26-ka Juun Habeen ku weyn ku weyn Umadda Soomaaliyeed.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aadan 26-ka Juun u diray Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Gobolada Waqooyi ee Dalka.

26

26a

26aa

26aad

26aada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.