Dadkii Ku dhintey Hotel Naaso Hablood oo Sii badanaya

Iyadoo shalay lasoo afjarey weerarkii al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Naaso hablood ayaa waxaa isoo taraya dhimashaada dadkii ku geeriyooday weerarkaas, Dhimashada ayaa kor udhaaftey 20 oo isugu Jira Wasiiru Dowlihii Xafiiska R/wasaaraha Madax,dhaqaatiir,Siyaasiyiin, iyo shaqaalo kala duwan sida kuwa iidacada Goobjoog.

Waxaa sidoo kale weerarkaa lagu dilay kooxdii al-shabab ee soo weearartay Hotelka naaso hablood, Madaxda soomaliya ayaa ka tacsideeyey dadkii ku dhintey weerarkaas shacabka soomaliyeedna uGu baaqey in laga caawiye hay’adaha amaanka sidii amaanka Muqdisho loo sugi lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.