Hotelka Naaso Hablood ee Muqdisho oo Laweerarey Masawiro

Hotelka Naaso Hablood ee kuyaala Isgooska ee maaalada Muqdisho ayaa galabta lagu qaaday Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah, waxaana Hotelka gudaha u galay dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al-Shabaab.

Wali si dhab ah looma oga inta ay la egtahay Qasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay Weerarkan ismiidaaminta ah iyo midka tooska ee lagu qaaday,waxaana wali adag n xog badan laga helo xaalada ka jirta gudaha Hotelka.

qarax

qarax1

qarax3

qarx4

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.