Shahaadooying iyo abaalgudyo lagudoonsiiyey Ardeyda Iskuulka Baladul Aamin Bardheere

Dusiga Hoose dhexe ee Baladul Aamin Baardheere ayaa adeyda gudoosiiyey shaadooyin, dhar,buug,kabo iyo qalabkale oo ay mutaysteen ardayada wax kabarata Baladul Aamin Baardhere. Macalimiinta iyo waalidiinta ayaa waqti iyo maal kubixiyey sidii ardaydu wax barashadooda tayo u yeelan lahayd taasoo uGu dambayntii lagu guulaystey ardaydiina lagudoonsiiyey shaado iyo qalab kale si ay dhiiri galin uGu noqota, maamulka iyo walidiintu waxay umahad celiyeen cid kastoo kaqayb qaadatey in sikuulkan halkaas soo gaaro.

2 Comments

  1. maashaa allah guul reer baladulamin Baardheere waa waxqabad la taaban karo xiligii dawladii kacaankii barakaysnaa ayay nasoo xasuusinaysaa hanaanka ardayda guulaysta halkaa ka sii wada

  2. Guul baan idiin rajeynayaa halkaas halaga wado hawsha yaan laga daalin waxbarshada horumarinta iyo amaanka dhamaan waan salaamaya reer baardheere iyo dadkii kasoo shaqeeyey hawshan iyo Gedotimes.com

Leave a Reply to Siraad Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.