Canab Cuud oo Buraanbur Uqaadey Jubbaland,Odayaasha,Gabdhaha London

Xafladii Lagu taageeray Maxamuud Sayid iyo C/qaadir lagu dheere ee kadhacday London waxaa Buuraanbur ka qaadey Canab Cuud iyadoo ku amaantey Jubbaland, odayaasha, gabdhaha iyo iqyaarta kale.
Xafladaan oo ahayd mid wayn oo dad badan kaqayb galeen ayaa waxa isugu yimid shacabka Soomaliyeed gaar ahaan Jaaliyada jubbaland.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.