Shirkii Ugu Horeeyey Madaxwayanaha iyo Dawladiisa oo looga hadlay sidii Jubbaland ku Meel Gaarka uga bixi lahayd

jubalad

Waxaa shir uGu horeeyey isugu yimid Madaxwayanaha, kuxigeenada iyo wasiirada Jubbaland iyakoon la hor gayn Baarlamaanka jubbaland lana dhaarin waxa looga hadlaayey shirkaan ayaa la shaacin qaar wasiirada kamida ayaa Gedotimes usheegey inuu ku saabsanaa sidii looga tashan lahaa xaalka jubbaland mareyso ha ahaato amaanka,siyaasada, horumarka iyo sidii aqoonsi buuxa u heli lahayd Jubbaland madaaba beesha caalamka ugu yeerto ku meel gaar.

jubaland-wasiir

jubaland-wasiir1

jubaland-wasiir2

jubaland-wasiir4

1 Comment

Leave a Reply to abdirahman omar Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.