Gacan ku Dhiiglihii dadka Kulaayey Caabudwaaq oo Eheladiisu soo qabatay

Ninkii ku dilay Sadexda qof degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa eheladii uu ka dhashey oo saacado badan ku daba joogey ayaa gacanta kusoo dhigay isagoo nool.  Shacabka, waxgaradka iyo odayaasha ayaa uga mahad celiyey  sida wanagsan ee ay sameeyeen Beesha Reer Xirsi oo muujiyey wanaag iyo isxilqaamid, waxaana lafilayaa in gacan kudhiiglahaa sharciga la horkeeno maalmaha soo socda.
Fiiro: wixii dheerad ah kasoo baxana Gedotimes waa idiin soo gudbineysaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.