Raali Galin ay Gedotimes Kabixinayso Mahadka Caabudwaaq

Maamulka Gedotimes waxay raali galin ka bixinaysaa qoraalkii aan ka qorney Macadka Caabudwaaq iyadoo la ogeysiin Amaan organisation iyo Pro: Sh Abdirisaaq Warsame Maxamuud  wixii hada ka dambeeyana waan kala tashanaynaa ururka iyo shiiq abdirisaaq iyo cid kasta oo qusayso. mar kale raali ka ahaada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.