Cisbitaal Cusub Oo Laga Furay Degmada Caabud waaq oo ay kaqayb Galay Madaxwaynaha Galgaduud Sarre

Waxaa Degmada Caabudwaaq ee gobolka gaduud laga furey isbitaalka layiraahdo Amaan waxaana furitaanka ka qayb galay shacabka iyo Madaxwaynaha galgaduud sarre iyo kuxigeenkiisa .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.