Top Dhageyso: Ugaas Waamo ”Labada nin ee la magacaabay waxba sooma kordhinayaan”

Ugaas Cabdullaahi Waamo ayaa sheegay in magacaabista labo madaxweyne ku xigeen oo uu maamulka Jubbaland yeesho aynaan waxba soo kordhinaynin.

Ugaaska ayaa sheegay in weli ay taagan tahay cabashada beelaha qaar ee Jubbooyinka isla markaana uu ku sheegay masuuliyiinta maamulka Jubba kuwa ku sii jeeda danahooda.

Waxa uu tilmaamay in aysan hadda wax ka badalaynin magacaabistani siyaasadda Jubbooyinka iyo dhaliilihii maamulkaasi ee taagnaa

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.