RW ku xigeenka dowladda oo Baydhabo caawa ku sugan

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Bay.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Maxamed Cumar Carte ayaa safarkiisan Baydhabo uu ku gaaray waxaa ku wehlinaya xubno ka kala tirsan labada gole ee dowladda federaalka waa xukuumadda iyo baarlamaanka.

Wuxuu sheegay Mudane Carte inuu ku sii sugnaan doono magaalada Baydhabo isla markaana uu ka qeyb gali doono kulamo la doonayo in halkaa lagu qabto.

Warar aynu helayno ayaa sheegaya in kulamo ammaanka in wafdigani uu hoggaaminayo Raysal wasaare ku xigeenka ay kaga qeyb gali doonaan magaalada Baydhabo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.