Degdeg : Madaxweyne Fartaag iyo Gudoomiye Canjeex oo Doolow soo Gaaray Shirar Xaasaasi ahne Halkaasi ka bilaabay. “Sawirro”

Madaxweyne kuxigeenka jubbaland janaraal Fartaag iyo Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buule Canjeex ayaa soo gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Wafdiga waxaa soo dhaweeyey masuuliyiin uu kamid yahay Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan.

Masuiliyiinta ayaa hadda shirar laleh saraakiisha ciidamada iyo Maamulka Degmada Doolow.

Sidoo kale waxaa degmadaas ka socota qaban qaabada shirweyne halkaas ku dhexmari doona Itoobiya iyo Beesha Sade.

Warbixin dheer oo la xiriirta shirkaas iyo ajandayaasha looga hadli doono iyo Masuuliyiinta ka qeybgali doonta goordhaw ayaan usoo gudbin doonaa insha Allah.

received_1204835449556912

received_1204835462890244

1 Comment

Leave a Reply to Cabdiqaadir Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.