Daawo:Wafti uu hogaaminaayo Boqor Burhaan oo dib Ugu Soo Laabtey Boosaaso Kadib Aaskii Ugaas Ciise Cabudwaaq

boqorka

Waft balaaran oo hogaaminaayo Boqor Burhaan oo ay kamid yihiin gudoomiye kuxigeenka barlamaanka somaliya Mahad Cawad,wasiiro,isimo,xildhibaano,garaadyo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo ka yimid aaskii Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle ayaa waxay dhaamaantood shegeen in aaskii si fiican udhacay illahayna uga baryayaan ugaas ciise inuu u naxariisto.

Boqor Burhaan iyo qaybaha kala ee waftiga ayaa sheegey in shacabka iyoUgaaska iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq si fiican loogu soo dhaweeyey oo walaal tinimo iyo sharf ku dheehan tahay ugana mahadceliyey Bulshada Caabudwaaq sidey usoo dhaweeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.