Golaha wasiirrada oo guddi u xil saartay arrinta dhadhaab

Xukumada soomaaliya ayaa Gudi wasiiro ka koban uxilsaartay inay  soo diyariyaan baaq kuwajahan Dawlada Kenya kuna  aadan go’aanka ay kuxireeso xeryaha qaxootiga .

Golaha wasirada ayaa maanta kulankooda uga hadlay arima ay kamid tahay goo’aanka dawlada Kenya kasoo yeeray ee ah inay xireeso xeryaha qaxootiga arintaan oo walaac durbadi laga muujiyay .

Sidoo kale golaha wasirada ayaa kahadlay xaalada gobolada dalka oo meela kamid ah ay hawlgala ay kasocnayaan  iyadoona warbixin looga dhagestay wasarada gaashan dhiga xukumada somaliya

Waxay dhanka kale golahu  anxisiyey sharciga lagu dhisayo guddiga  madax banaan ee  la dagaalanka musuq maasuq  kaas oo ay soo diyaarisay wasaradda  Cadaaladda ee xukumada Soomaaliya,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.