Daawo:Madaxwayne Gaas oo ka Tacsiyeeyey Geerida Ugaas Ciise, Waftina Udirayo Aaska Ugaaska Caabudwaaq

Madaxwyanah Maamul goboleedka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa mar uu kasoo noqday safer uu ku tagey jabuuti sheegay inuu tacsi udiraayo shacabka soomaliyeed iyo ehelkii kageeriyooday Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle waxaa kaluu sheegay madaxwyane gaas inuu wafti udiraayo aaska Ugaas Ciise Caabduwaaq.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.